|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Gobolka Sool oo Ka Hadley Wararka Sheegaya In Waftigii Somaliland Loo Diiday Nabadaynta Labada Beelood
November 11, 2018 - Written by Reporter:Burco (WJN)- Guddoomiyaha gobolka Sool Cabdirashiid Xuseen Cabdule “Gargaar” ayaa ka hadley wararka sheegaya in loo diiday waftigii ka socday Somaliland inay ka qayb galaan dhex-dhaxaadinta labada beelood ee koonfurta Laascaanood. Dhinaca waxa uu ka hadley gogosha nabadeed ee labada beelood ee la dhigay magaalada Jig Jiga, Isagoona sheegay in arrintaasi ay ka wada hadlayaan Somaliland iyo Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Muj Axmed Mire Oo Ka Waramay 34 Guurada Kasoo Wareegtay Gudo Galkii Burco Ee SNM Oo Uu Isagu Hogaami... DAAWO; Gudomiye Kuxigenka Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Xubno Xildhibaano ah Oo Gaadhay Deegaanka Caa... Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Isugu Yeedhay Ciidamada Kala Duwan Ee Ka Hawl Gala Deegaanka C... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|