Golaha Guurtida Somaliland oo U Yeedhay Maayir Ku-xigeenka Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Guurtida Somaliland oo U Yeedhay Maayir Ku-xigeenka Hargeysa
November 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Gudidda arrimaha bulshada ee golaha Guurtida Somaliland ayaa waxa ay maanta kulan balaadhan oo xog is waraysi ah la qaateen masuuliyiinta dowlada hoose ee caasimada Hargeysa oo uu hogaaminayo Maayar ku-xigeenka caasimadu.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS