Gogoshii Nabadeed Ee Beelaha Sool oo Jig Jiga Loo Rarey | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gogoshii Nabadeed Ee Beelaha Sool oo Jig Jiga Loo Rarey
November 9, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Waxgarad Salaadiin iyo Odayaal ka kala socota magaalooyinka Laascaanood iyo Buuhoodle oo ka qayb qaadanayay nabadaynta beelihii dagaalku ku dhexmaray deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool ayaa maanta ku dhawaaqay in gogoshii nabadeed ee labada beelood loo raray magaalada Jig Jiga ee xarunta dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS