Garyaqaano Sharci Daro Ku Tilmaamay Dacwad Wasiirka Warfaafintu Ka Gudbiyay Telefiishanada Saab iyo Star | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garyaqaano Sharci Daro Ku Tilmaamay Dacwad Wasiirka Warfaafintu Ka Gudbiyay Telefiishanada Saab iyo Star
November 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha cadaalada xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Garyaqaan Barkhad Jaamac Batuun iyo Garyaqaan Mubaarig Maxamuud Cabdi ayaa waxaa ay si adag uga hadleen dacwada ka dhanka ah Telefiishanada Saab iyo Star ee Wasiirka warfaafinta Somaliland u gudbiyay xeer ilaalinta guud ee qaranka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS