|
|||||
WAJAALE NEWS
Dab Qabsaday Qayb Ka Mid Ah Keydka Radio Muqdisho
November 12, 2018 - Written by Reporter:Muqdisho (WJN)- Waxaa ugu danbeyntii lagu guuleystay in la damiyo dab qabsaday qeyb ka mid keydka Idaacada Radio Muqdisho. Agaasimaha guud ee Wasaarradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala ayaa sheegay in gar ahaan dabka uu qabsaday sida uu hadalka u dhigay qeybta keydka afafka qalaad, isaga oo intaa ku daray in qeybaha kale ee keydka wax saameyn ah ku yeelan dabkan. Khasaaraha ka dashay dabka ma badna sida uu sheegay agaasimaha, waxaana socda baadhitaan la xidhiidha saameynta u geystay iyo waxa sababay dabkan intaba.
Related posts:Xoghayihii Maaliyadda Ee Xisbiga Ucid Marwo Faadumo Siciid Oo Hargeysa Lagu Soo Dhaweeyay Kuna Biirt... Musharaxa Madaxwayne Ee Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Qaraarkii Maxkamada Sare Kasoo Saartay Dalabkii... Madaxweyne Siilaanyo Oo Mar Kale Qalinka Ku Duugtay Qorsheyaal Qarsoodi Ah Oo Isteraatiijiyada Berbe... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|