DAAWO;Gudida Jidka Isku Xidha Hargaysa Iyo Balay-gubadle Oo Haayada Wadooyinka Ku Wareejiyay Dhamaystirka Wadadaasi.
November 8, 2018 - Written by Editor:
Hargaysa(W,N) Gudida Gacanta ku haysay dhismaha wadada isku xidha hargaysa iyo balay-gubadle ayaa si rasmiya dhamaystirka wadadaasi ugu wareejiyay haayada wadooyinka Somaliland.
Waxaana wareejinta wadadan goob joog ka ahaa mareeyaha haayada wadooyinka iyo masuuliyiin kale oo ka socday haayada