|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Dhalashada Rasuulkeenii Suubanaa N.N.K.H Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley.
November 11, 2018 - Written by Editor:ARABSIYO(W,N) Munaasibada udiyaar garowga xuska dhalshada Rasuulkeenii Subanaa Ee Nabi Muxumed N,N.K,H Ayaa lagu qabtay magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley. Xaflada Udiyaar garowga dhalashada rasuulkeenii Subanaa Ee Nebi Muxumed ayaa waxaa kasoo qaybgalay culimo Awdiin tiro badan iyo Ardayda waxka barata madarasada arabsiyo oo iyagu kusoo bandhigay Nashiidooyin kala duwan oo lagu waynaynayo dhalashada Rasuulkeena N,N,K,H. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XUSKA; https://youtu.be/FJaEbMRJZos Related posts:Warbixin; Daaha Ka fayday Xaaladda Guud Ee Waxbarashadda Somaliland Iyo Hoos U Dhaca Maamul Ee Wasa... Madaxweyne Muuse Biixi Oo Kormeeray Xarumaha Dawladda Ee Magaalada Boorama, Xadhiggana Ka Jaray Buun... Badhasaabkii Hore Ee G,Gabiley Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib) Oo Si kulul U Cambaareeyay Falkii Foo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|