DAAWO; Xuska Dhalashada Rasuulkeenii Suubanaa N.N.K.H Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Dhalashada Rasuulkeenii Suubanaa N.N.K.H Oo Lagu Qabtay Magaalada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley.
November 11, 2018 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N) Munaasibada udiyaar garowga xuska dhalshada Rasuulkeenii Subanaa Ee Nabi Muxumed  N,N.K,H Ayaa lagu qabtay magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley.

XUSKA

XUSKA 2

Xaflada Udiyaar garowga dhalashada rasuulkeenii Subanaa Ee Nebi Muxumed ayaa waxaa kasoo qaybgalay culimo Awdiin tiro badan iyo Ardayda waxka barata madarasada arabsiyo oo iyagu kusoo bandhigay Nashiidooyin kala duwan oo lagu waynaynayo dhalashada Rasuulkeena N,N,K,H.

XUSKA DHALASHADA

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA XUSKA;

https://youtu.be/FJaEbMRJZos

COMMENTS
LINKS