DAAWO; Xuska Dhalashada Nabigeenii Suubanaa N,N,K,H Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa Iyo Masuuliyiin Xukuumada kaTirsan Oo ka Qaybgalay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xuska Dhalashada Nabigeenii Suubanaa N,N,K,H Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa Iyo Masuuliyiin Xukuumada kaTirsan Oo ka Qaybgalay.
November 20, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo gudoomiye kuxigeenk koowaad ee golaha wakiilada oo maanta ka qaybgalay munaasibad balaadhan oo lagu waynaynayay xuska dhalashada rasuulkeenii suubanaa N,N,K,H  oo lagu qabtay magaalada hargaysa.

 

Sidoo kale xuska dhalashada nabi muxumed SWC Ayaa waxa kasoo qaybgalay culimo awdiin abwaano iyo bulshada qaybaheeda kala duwan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS