|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani Oo Ka Jawaabay Hadalkii Komishanka, Kana Digay Mudo Kordhin Lagu Sameeyo Doorashada.
November 29, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W.N) Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal maalintii shalay ahayd kasoo yeedhay komishanka doorashooyinka oo shaaciyay in ay dib udhacayso doorashadii golayaasha deegaanka iyo wakiilada somaliland. Xisbi wadani ayaa markale ku celiyay mawqifkoodii ahaa in lakala diro komishanka wakhtiga laga soo magacaabo komishan ay usiman yihiin asxaabta mucaaridka iyo xukuumadu. Dhanka kale xisbiga wadani ayaa dib udhac kasta oo ku yimaada doorashada ku eedeeyay in ay masuuliyadeeda leedahay xukuumada madaxwayne muuse biixi. Halkan ka daawo warsaxaafadeedka xisbiga wadani oo dhamaystiran; https://youtu.be/-9HwSLVyfS8 Related posts:Siyaasi Axmed Nasiye Oo Ka Warbixiyay Shirar Maalmihii Udanbeeyay Usocday Bulshada Reer Gabiley Iyo ... Qaar Ka Mid Ah Agoomihii Iyo Xaasaskii Mujaahidiintii SNM Oo Maanta Cabasho La Hor Tagay Xarunta Mad... Fanaanada Caanka Ah Ee Shamis Qarda Jeex Oo Si Dareen Leh Uga Hadashay Masiibadii Gubashada Suuqa Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|