Daawo: Weedho Kulul oo Ay Is Dhaafsadeen Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Cabdi Dheere | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Weedho Kulul oo Ay Is Dhaafsadeen Faysal Cali Waraabe iyo Axmed Cabdi Dheere
November 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraaabe iyo Guddoomiye ku-xigeenka xisbiga Kulmiye Axmed Cabi Dheere ayaa maanta is waydaarsaday weedho siyaasadeed oo kulul oo ku aadan mudanayaasha baarlamaanka mudadhaafay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS