CEERGAABO(W,N) Wasiirka wasaarada beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed oo kamid ahaa waftigii madaxwaynaha Somaliland ayaa booqasho ku tagay deeganada beeralayda ee galbeedka gobolka sanaag halkaasi oo ay bulshada ku dhaqan deeganadi ka warbixin kasiiyeen xaalada beeraha
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;