Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Xalada Nabadgalyada Dalka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Xalada Nabadgalyada Dalka
November 3, 2018 - Written by Wariye:

Hargeisa(WJN)Wasiirka arimaha gudaha somaliland mudane maxamed khaahin oo ka qaybgalay xafladii aas aaska taliska ciidanka police somalilland ayaa ka hadlay xalada nabadgalyada dalka isla markaana bogaadiyay ciidmada police jamuuriyadda somaliland

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Wariye Abdiqadir Habbane

COMMENTS
LINKS