DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Shacabka Reer Burco Uga Mahad Celiyay Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Ay U Sameeyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Arimaha Gudaha Jsl Oo Shacabka Reer Burco Uga Mahad Celiyay Soo Dhaweyntii Madaxweynaha Ay U Sameeyeen.
November 20, 2018 - Written by Editor:

BURCO(W,N) Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland maxamed kaahin axmed oo kamid ahaa wasiiradii qaban qaabinayay soo dhawaynta magaalada burco ee madaxwaynaha ayaa bulshada reer burco uga mahad celiyay sida qiimaha leh ee ay usoo dhaweeyeen madaxwaynaha .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS