DAAWO;-Wadada Magaalada Arabsiyo Oo Lagu Kordhinayo 60m Laami Ah Iyo Shirkada Telesom Oo Qayb Xalaadle ka Qaadatay Hirgalinteeda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wadada Magaalada Arabsiyo Oo Lagu Kordhinayo 60m Laami Ah Iyo Shirkada Telesom Oo Qayb Xalaadle ka Qaadatay Hirgalinteeda.
November 28, 2018 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N) Badhasaabka Gobolka gabiley ayaa maanta dhagax dhigay 60m oo laami oo lagu kordhin doono wadada laamida ah ee dhex marta gudaha magaalada.

Sidoo kale shirkada telesom ayaa ka qaybtaadatay hirgalinta qaybta lagu  kordhinayo wadada,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS