DAAWO; Siyaasi Ramaax Oo Mashaariicda Uu Madaxwayne Biixi Ka Dhagax Dhigay Gobolada Bari, Sheegay In Aanay Sharciga Waafaqsanayn+Sobobta, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Siyaasi Ramaax Oo Mashaariicda Uu Madaxwayne Biixi Ka Dhagax Dhigay Gobolada Bari, Sheegay In Aanay Sharciga Waafaqsanayn+Sobobta,
November 29, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xoghayaha arimaha gudaha xisbiga ucid Saleebaan cali hayste Ramaax Ayaa eedihii ugu culsnaa ujeediyay xukumada madaxwayne muuse biixi isagoo sheegay in ay sharcidaro yihiin mashaariic uu madaxwaynuhu ka dhagax dhigay gobolada bari ee uu maalmahan safar ku marayay,

Dhanka kale siyaasi ramaax ayaa xukuumada usoo jeediyay in la fasaxo tartanka ganacsiga ee Xadhkaha Internetka qaada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS