Nayrobi (W,N) Shir lagaga hadlayo maalgashiga somaliland ayaa ka furmay dalka kenya Magaalada nayroobi kaasi oo uu hormood ka ahaa safiirka somalilad ufadhiya kenya Baashe cawil waxaana kasoo qaybgalay wasiiro iyo xubno kale oo socday xukuumada somaliland iyo shirkado caalami ah oo kala socday ganacsato iyo wadamo shisheeye.
Halkan ka daawo Muuqaalka Warkan;