DAAWO; “Qolada komishanku Nasiib Daro Ma Garanayaa Masuuliyadooda, In Ay Yihiin Haayada Ugu Saraysa Ee Masuulka Ah Doorashada”Cali Guray” | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Qolada komishanku Nasiib Daro Ma Garanayaa Masuuliyadooda, In Ay Yihiin Haayada Ugu Saraysa Ee Masuulka Ah Doorashada”Cali Guray”
November 29, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray)  Oo Kamida Xisbi xaakimka kulmiye ayaa ka hadlay sida uu u arko dhawaaqa kasoo yeedhay komishanka doorashooyinka iyo dib udhac ku yimaada doorashada golayaasha wakilada iyo deegaanka.

Sidoo kale siyaasi cali ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay in dib udhac ku yimaado doorashada

Isagoo komishanka doorashooyinka ku eedeeyay in aanay garanayn shaqadoodii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/efwwvgnDltc

 

COMMENTS
LINKS