DAAWO; Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Sheegay In Gudi Loo Saari Doono Khilaafka Dhulka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxweynaha Dowlad Deegaanka Somalida Itoobiya Oo Sheegay In Gudi Loo Saari Doono Khilaafka Dhulka.
November 24, 2018 - Written by Editor:

Jig Jiga(WJN)- Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafe Muxumed Cumar oo shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa sheegay in arrimaha la xidhiidha khilaafka dhulka gudi loo saari doono, Isagoona sheegay in Odayaasha deegaanku kaalintoodii hoos uga dhaceen.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

 

COMMENTS
LINKS