|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; “Kulankani Waa Kii Labaad Ee Aan Layeesho Beesha, Waxaanan Idiinku Yeedhay In Aad Igu Taageertaan Hankayga”Murashax Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan.
November 26, 2018 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan oo kamida Dhalinyarada Utaagan Murashaxnimada Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Ee doorashada soo socota ayaa kulan Balaadhan ku qabtay Magaalada hargaysa kaasi oo uu la yeeshay dhalinyarada Beesha uu kasoo jeedo,
Kulankan ayaa ujeedadiisu ahayd sidii uu taageero uwaydiisan lahaa, Dhanka kale dhalinyaradii kasoo qaybgashay kulan ayaa taageero balaadhan u muujiyay murashax Maxamed Sheikh Cabdiraxmaan oo kamida aqoonyahanka caasimada Ee doorkan usharaxan Golaha Deegaanka Hargaysa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/IpPQIQEhGNE
Related posts:DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari “Sheehul Axmar” Oo Ka Hadlay Madashii Lagu Casuumay Suldaanka Cu... Shirkado Shidaal Oo Laga Leeyahay Dalalka Norway Iyo Sweden Oo Isku Haysta Meel Isku Mid Ah Oo Ay So... Laba Kamid Ah Ciyaartoyga Xulka Gobolka Badhan Oo Maalintii Shalay Lagu Dhaawacay Garoonka Hargeysa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|