DAAWO; Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaaasha Oo ka Hadlay Masuul Kale Oo Madaxwaynuhu Usoo Magacaabay Booskiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiye Kuxigeenka Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaaasha Oo ka Hadlay Masuul Kale Oo Madaxwaynuhu Usoo Magacaabay Booskiisa Iyo Arimo Kale Oo Xasaasiya
November 13, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudoomiye kuxigeenka haayada qaxootiga iyo barakacaasha Somaliland  Khadar Sheekh Cabdilaahi Sh Cali Jawhar ayaa markii uhoraysayka hadlay masuul kale oo dhawaan madaxwaynaha somaliland usoo magacaabay booska uu ku magacawnaa Ee haayada qaxootiga iyo barakacaasha isagoon digreetada madaxwaynaha lagu sheegin  wax xilka qaadis oo lagu sameeyay masuulkan isla hore madaxwaynuhu umagacaabay

Sidoo kale ex gudoomiye kuxigeen khadar cali jawhar ayaa banaanka keenay khilaaf udhexeeyay isaga gudoomiyaha Haayada.

Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;

COMMENTS
LINKS