DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Kulan la Qaatey Bahda Garsoorka Gobolka Togdheer. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Kulan la Qaatey Bahda Garsoorka Gobolka Togdheer.
November 2, 2018 - Written by Editor:

Burco(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada sare Ee somaliland oo ay Weheliyaan garsoorayaasha maxkamada sare oo  maalmihii udanbeeyay socdaal ku marayay gobolada bari ee somaliland ayaa kulan la yeeshay bahda garsoorka ee gobolka togdheer.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS