DAAWO ; Gudoomiyaha Imtixaanaadka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Burco Kana Warbixiyay Ujeedada Safarkooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudoomiyaha Imtixaanaadka Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Burco Kana Warbixiyay Ujeedada Safarkooda.
November 5, 2018 - Written by Editor:

Burco(W,N)  Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Somaliland Da,uud Axmed Faarax iyo xubno weheliya ayaa gaadhay magaalo Madaxda Gobolka Togdheer Ee Burco

Gudoomiyaha imtixaanaadka ayaa waraysi lala yeeshay kaga Warbixiyay Ujeedada Safarka ay ku tageen Magaalada burco iyo Arimaha Uu la Xidhiidho.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS