Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha hayada qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka somaliland ayaa kulan la yeeshay wafti balaadhan oo ka socday dalka holand
Kulan ayaa masuuliyiinta xukuumada somaliland iyo watfiga ka socday holand ay kaga wada hadleen arimo kala duwan’
Halkan ka daawo muuqaalka warkan;