|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gobolka Gabiley Oo Ay Kusoo Badanayaan Wax Soo Saarka Saliidaha Dabiiciga Ah! Warbixin;
November 16, 2018 - Written by Editor:GABILEY(W,N) Gobolka Gabiley oo kamida gobolada Somaliland ee dhinaca wax soo saarka beeraha ayaa mudooyinkan danbe waxaa kusoo badanayay muwaadiniin dadaal badan galiyay sidii loosoo saari lahaa saliida iydoo deegaanada qaar xoog looga beeray dhirta laga sameeyo saliidaha oo caafimad ahaan bulshada uga fiican saliidaha kala duwan ee dalka dibadiisa laga keeno. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARBIXIN KU SAABSAN WAX SOO SAARKA SALIIDAHA; Related posts:Maamulka Soomaaliya Oo Duullaan Cusub Kusoo Qaadday Iftiinka Horumarinta Qadiyadda Somaliland! Madaxweynaha Jsl Oo Furey Hirgelinta Sanduuqa Horumarinta Dhalinyarada Somaliland, Kuna Dhawaaqay La... DAAWO;-Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wafti Ka Socday Xukuumada Somaliland Iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|