DAAWO; fanaanka Maxamed Siciid Bk Oo Dadwaynaha Reer Sheekh La Wadaagay Barmaamijka La Dagaalanka Qabyaalada Iyo Heeso Kiciyay Shucuubtooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; fanaanka Maxamed Siciid Bk Oo Dadwaynaha Reer Sheekh La Wadaagay Barmaamijka La Dagaalanka Qabyaalada Iyo Heeso Kiciyay Shucuubtooda.
November 14, 2018 - Written by Editor:

Sheekh(W,N) fanaan Maxamed Siciid Bk oo kamida faanaanta Reer somaliland oo Mudooyinkii udanbaysay Barmaamij lagu dagaalamo qabyaalada ku qabanayay gobolada dalka.

FANAAN BK

Ayaa shacabka ku dhaqan magaalada sheekh la wadaagay show xiiso leh kaasi oo kiciyay shucuubta Shacabka Reer Sheekh.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS