|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Barmaamijka Ololaha La Dagaalanka Qabyaalada Ku Qabtay Ceel-Afwayn Iyo Heeso Shacabka Qiiro Galiyay Oo Uu Kusoo Bandhigay.
November 23, 2018 - Written by Editor:CEEL AFWAYN(W,N) Fanaanka Caanka ah ee Maxamed Siciid Bk oo mudooyinkii udanbeeyay gobolada Somaliland ku qabanayay Barmaamijka uu bulshada kaga wacyigalinayo Dhibta ay leedahay Qabyaaladu ayaa maanta Magaalada Ceel-Afwayne ee gobolka sanaag ku qabtay bandhig suugaaneed uu bulshada ku wacyi galinayo kaasi oo kusoo bandhigay heeso uu arimahaasi kaga hadlayo. HALKANNKA DAAWO MUUQAALKA BARMAAMIJKA OLOLAHA LA DAGAALKA QABYAALADA;
Related posts:Jamacada Timacade Oo Heshiish La Gashay Jaamacada Diridhaba, Sheegtayna Waxyaabaha Cusub Oo Ay Soo K... Halkan Ka Daawo: Siyaasiga CIsmaan C/laahi Cigaal (Cismaan Hindi) oo Telefishanka Bulsho Tv siiyay W... Aqoonyahan ka Soo Jeeda Gobolada Sool iyo Sanaag Bari Oo Eedihii Ugu Cuslaa u Soo Jeediyay Hogaamin... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|