DAAWO; fanaan Maxamed BK Oo Magaalada Gabiley Ku Qabtay Bandhig faneed Wacyi Galin Ah Iyo Wacdaraha Isku Soo Bixii Shacabka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; fanaan Maxamed BK Oo Magaalada Gabiley Ku Qabtay Bandhig faneed Wacyi Galin Ah Iyo Wacdaraha Isku Soo Bixii Shacabka.
November 5, 2018 - Written by Editor:

Gabiley(W,N) fanaanka maxamed siciid bk oo kamida faanaanta reer somaliland ee wakhtigan ayaa maanta galinkii danbe magaalada gabiley ku qabtay bandhig faneed uu bulshada kaga wacyi galinayo qabyaalada kaasi oo ay kasoo qabgaleen boqolaal kamida shacabka ku dhaqan magaalada gabiley.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

https://youtu.be/to8_fD0RUUo

COMMENTS
LINKS