Ciidamada Booliska Gabiley oo Qabtay Khamri Lagu Siday Gaadhi Dameer | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ciidamada Booliska Gabiley oo Qabtay Khamri Lagu Siday Gaadhi Dameer
November 3, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Ciidamada Booliska ee gobalka Gabiley ayaa waxa ay maanta gacanta ku dhigeen maan dooriyaha Khamriga kaas oo lagu siday gaadhi dameer isla markaana la doonaayey in la soo galiyo magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS