|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka Gobolka Awdal oo Ka Hadlay Warar Sheegay In Lacago Laga Qaadayo Dhalinyarada Iska Diwaan Gelinaysa Barnaamijka Shaqo Qaran
November 18, 2018 - Written by Reporter:Borama (WJN)- Badhasaabka gobolka Awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali ayaa markii ugu horeysay ka hadley barnaamijka Shaqo qaran iyo faa,idooyinka uu leeyahay iyo qaabka dhalinyarada gobolka Awdal isku diwaan gelin karaan isagoona bulshada ugu baaqay in ay ka faa’idaystaan Barnaamijkaasi. Dhinaca kale badhasaabka ayaa ka hadley warar sheegaya in qaar ka mid ah wasaaradaha gobolka Awdal oo la sheegay in ay lacago ku diwaan gelinayaan dhalinyarada kala duwan ee iska diwaan gelinaya Barnaamijka Shaqo qaran, Isagoona ku baaqay in wax lacaga laga qaadi doonin dadka is diwaan gelinaya.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO;-Waftigii Dhaqanka Ee Ka Socday Beesha Irir Samaale Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalada Boorama Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Safarkii Madaxwaynaha Jsl Ee Dalka Maraykank... DAAWO;-Fanaanada Caanka Ah Ee Aamina Xirsi Wabar Oo Ka Hadashay Guusha Barkhad Batuun Iyo Sobobta Ay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|