|
|||||
WAJAALE NEWS
Ambasador Baashe Cawil Oo Si Adag U beeniyay Buuga Xirsi Ee lagu Xusay Caafimaadka Axmed Siilaanyo, Sheegayna In Looga Baahan Yahay Cadaynteeda,
November 2, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Safiirka Somaliland ufadhiya dalka kenya Baashe Cawil cumar oo kamida qoyska Madaxwaynihii hore ee somailand Axmed Siilaanyo ayaa si kulul uga hadlay buug uu wasiirkii hore ee madaxtooyadu qoray xirsi cali xaaji xasan uuna ku sheegay in xaalada Axmed siilaanyo aanay fiicnayn mudadii uu xilka hayay, Hadaba Abasador baashe ayaa qoraalka Buuga xirsi ku sheegay mid been abuur ah oo aanay gabi ahaanba waxba ka jirin loogana baahan yahay cadaynteeda. Halkan kaga bogo warka baashe cawil oo faah faahsan;
Related posts:Madaxweynaha JSL Oo Qaabiley Haweenkii Ka Qayb Qaatey Tartankii Doorashooyinka Ee Wakiiladda Iyo De... DAAWO;Mas'uuliyiin Hore Xilal Uga Soo Qabtay Magaalada Gabiley Iyo Qaybo Ka Mid Ah Dadweynaha Reer G... War-Deg-Dega:Wasiirkii Hawlaha Guud Ee Xukuumada Farmaajo Oo Hada La Khaarajiyay Agagaarka Madaxtoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|