|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Cusub ee Wasaarada Maalgashiga iyo Agaasimihii Hore oo Xilkii La Kala Wareegay
November 18, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiir ku-xigeenka wasaarada Qorshaynta qaranka Somaliland ayaa maanta si rasmi ah xilkii ugu kala wareejiyay Agaasimaha cusub ee Wasaarada Maalgashiga Deeqa Cabdi Yuusuf iyo Agaasimihii hore Axmed Abokor Maxamed. Munaasibadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxa ka soo qayb galay Wasiiro, Agaasimayaal, Maamulka goblka Gabiley, Madax-dhaqameed, Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Haween iyo Marti sharaf tiro badan.
Related posts:Suxufi Maxamed Axmed Sagax oo Ka Hadley Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xildhibanada Labada Gole,... Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland Oo Canbaaraysay Xadhiga Suxufiyiin Iyo Siyaasiyiin Lagu Xidh Xi... Tartanka Quraanka Kariimka Ah Ee Masjidka Cali Mataan Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Wiil 9jir Ah Oo Kaa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|