Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Lacago Laga Qaado Dhalinyarada Ka Qayb Qaadanaya Barnaamijkaasi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Barnaamijka Shaqo Qaran oo Waxba Kama Jiraan Ku Tilmaamay In Lacago Laga Qaado Dhalinyarada Ka Qayb Qaadanaya Barnaamijkaasi
November 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN) – Agaasimaha guud ee barnaamijka shaqo qaran Maxamed Xuseen “Mu’adin” ayaa sheegay in la kordhiyay wakhtigii lagu diwaan gelinayay Dhalinyarada ka qayb galaysa Barnaamijkaasi.

Dhinaca kale waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay shuruudaha laga rabo dhalinyarada soo codsanaysa barnaamijkaasi ay ku jiraan lacago laga qaado.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS