Siyaasi Buubaa oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada ee Arimaha Doorashooyinka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Buubaa oo Ka Hadlay Khilaafka Xisbiyada Mucaaridka iyo Xukuumada ee Arimaha Doorashooyinka
October 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Ismaaciil Hure “Buubaa” oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu ka hadley khilaafka u dhaxeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka ee ku saabsan qabsoomiyada doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka.

Sidoo kale Siyaasi Ismaaciil Buubaa ayaa waxa uu ka hadley xadhig iyo jidh dil ay ciidamada Booliska Somaliland kula kaceen qaar ka mid ah warbaahinta.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS