Hargeysa (WJN)- Wasiir ku-xigeenka Wasaarada waxbarshada iyo Sayniska Somaliland ayaa waxa uu soo bandhigtay qaabkii gobolada dalka Somaliland loogu qaybiyay deeqdii waxbarasho ee ay Somaliland ka heshay dalka Itoobiya.
Halkan hoose ka daawo muqaalka