Xukuumada Somaliland oo Shaacisay Wakhtiga Magaalada Hargeysi Helayso Biyo Ku Filan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Shaacisay Wakhtiga Magaalada Hargeysi Helayso Biyo Ku Filan
October 6, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha Somaliland Saleeban Cali Koore oo maanta hor tagay golaha wakiilada Somaliland ayaa waxaa uu shaaciyey in magaalada Hargeysa ay biyo ku filan heli doonto sanadka soo socda ee 2019.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/xDkh_4D-rKI

COMMENTS
LINKS