|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashey Heerka uu Marayo Xidhiidhka Siyaasadeed ee Ay La Leedahay Jabuuti
October 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Cabdifataax Siciid Axmed ayaa waxa uu ka Hadley isu-socodka Somaliland iyo Jabuuti iyo xidhiidhka labada dowladood. Dhinaca kale Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambasadoor Cabdifataax ayaa waxa uu sheegay inuu xoogaysanayo xidhiidhka ka dhexeeya Jamhuuriyadaha Somaliland iyo Jabuuti ee dhinacyada Siyaasadda, isu-socodka iyo Dhaqaalaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/JKWKYyqJxg0 Related posts:Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Xilka Qaadis Iyo Magacaabis Ku Sameeyay Qaarkamid Ah Maamulayaasha Kastama... DAAWO;-Saraakiil Katirsan Ciidanka Qaranka Jsl Oo Maayarka Caasimada Hargaysa ku Eedeeyay In Uu Iibi... “Geeridu Waa Shayga Kaliya Ee la Hubo, Allaha U Naxariisto Inankeygii,Lakiin Waxa Raad Xun Oo Damqas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|