Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashey Heerka uu Marayo Xidhiidhka Siyaasadeed ee Ay La Leedahay Jabuuti | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashey Heerka uu Marayo Xidhiidhka Siyaasadeed ee Ay La Leedahay Jabuuti
October 13, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland u fadhiya dalka Jabuuti Cabdifataax Siciid Axmed ayaa waxa uu ka Hadley isu-socodka Somaliland iyo Jabuuti iyo xidhiidhka labada dowladood.

Dhinaca kale Safiirka Somaliland u fadhiya Jabuuti Ambasadoor Cabdifataax ayaa waxa uu sheegay inuu xoogaysanayo xidhiidhka ka dhexeeya Jamhuuriyadaha Somaliland iyo Jabuuti ee dhinacyada Siyaasadda, isu-socodka iyo Dhaqaalaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/JKWKYyqJxg0

COMMENTS
LINKS