|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Amaro Culus Ka Soo Saartay Qodida Shidaalka iyo Biyaha
October 22, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” ayaa waxa uu maanta amaro culus uu ka soo saaray qodida Shidaalka iyo Biyaha.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|