|
|||||
WAJAALE NEWS
“Xisbiyada Somaliland Dusha Waa Ka Xisbiyo Hoostana Waa Ka Reero”.Axmed Muuse Abyan
October 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Murashax ku-xigeenka xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Axmed Muuse Abyan oo lala yeeshay waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley rrimo door ah oo ay ka mid yihiin daagaal beeleedka koonfurta Sool, Hankiisa musharxnimo, khilaafka lala xidhiidha gudida doorashooyinka. Dhinaca kale Siyaasi Axmed Muuse Abyan ayaa mar uu ka hadleyay Axsaabta qaranka ayaa waxa uu sheegay in xisbiyada Somaliland ay dusha xisbi ka yihiin hoostana ay reero ka yihiin.
Halkan hooseka daawo muuqaalka https://youtu.be/KQnH5mS7tY4
Related posts:Sheekh Shariif Oo Si Kulul Ucanbaareeyey Diyaaradii African Airways Ee Lagu Soo Riday Degmada Bardaa... Ilmo Yar Oo Waraabe Ku Cunay Magaalada Hargaysa Oo Xaaladeeda Caafimaad Lagula Tacaalayo Cisbitaalka... War DegDeg Ah Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Taleex Oo Fadhiisin U Ahay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|