Hargeysa (WJN)- Xoghayaha cadaalada Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa waxa uu nasiib daro ku tilmaamay in dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii koonfurta gobolka Sool la geeyo magaalada Muqdisho, Isagoona xukuumada Somaliland ugu baaqay in dadkaasi dhaawaca ah loo soo qaado Cisbitaalada Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka