Xisbiga Ucid oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaal Beeleedka Gobolka Sool Ee Loo Qaaday Muqdisho | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Ucid oo War-saxaafadeed Ka Soo Saaray Dadkii Ku Dhaawacmay Dagaal Beeleedka Gobolka Sool Ee Loo Qaaday Muqdisho
October 27, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Shir ay isugu yimaadeen hogaankaa sare iyo gudida fulinta ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid islamarkaana uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Xisbigaasi Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa waxa ay war-saxaafadeed ay ka soo saareen dadkii ku dhawaacmay dagaal beeleedka gobolka Sool ee loo qaaday magaalada Muqdisho.

 

Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka

Ucid 1 Ucid2

 

COMMENTS
LINKS