|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Sheegay In Ay Dib U Dhacayaan Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku
October 30, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee Xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa uu ka warbixiyay kulan ay xisbiyada iyo Koomiishanka Doorashooyinku wada qaateen oo lagaga wada hadlayay qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka oo qorshaysnayd inay qabsoomaan horaanta 2019. Dhinaca kale Guddoomiye Axmed Cabdi Dheere ayaa waxa uu sheegay inay qabaan in ay dib u dhacayaan Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku, Isagoona ugu baaqay axsaabta siyaasada ugu baaqay inay markale isugu yimaadaan miiska wada hadalka six al looga gaadho walaaca laga muujinayo qabsoomida Doorashooyinka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Diblamaasiyiin Fadhigoodu Yahay Magaalada Asmara Oo Xaqiijiyay In Lagu Garaacay Gantaalo Iyo Goobaha... Xukuumada Somaliland Oo Sharaxday Sababta Ciidamadu Ugu Daateen Gabdho Dhaqan Celis Ahaa Oo Intoodii... Xukuumadda Somaliland Oo Mabnuucday In Dalka La Dhiso Dhisme Aan Wasaaradda Hawlaha Guud Ansixin Naq... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|