“Xisbiga Khilaaf Kama Jiro Ee Madaxweynahana Diinta Ayaanu Isku Haysanaa”.Jaamac Shabeel | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Xisbiga Khilaaf Kama Jiro Ee Madaxweynahana Diinta Ayaanu Isku Haysanaa”.Jaamac Shabeel
October 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN):- Siyaasi Jaamac Ismaciil Cige “Jaamac shabeel” ayaa waxaa uu goor dhaweyd si adag uga Hadley xil ka qaadistii shalay lagu sameeyey oo uu ku tilmaamay mid sharci daro ah.

Sidoo Kale siyaasi Jaamac shabeel ayaa sheegay in aaney madaxweynaha isku heynin khilaaf xisbiga Kulmiye gudihiisa ah balse ay isku hayaan diinta Islaamka kadib markii uu madaxweynuhu saxeexay xeerka kufsiga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS