|
|||||
WAJAALE NEWS
Xabaal Wadareedyo Cusub oo Laga Helay Magaalada Hargeysa
October 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xaafada Badhka oo ka tirsan degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa saaka laga helay xabaal wadareedyo cusub ay ku aasan yihiin dad isugu jira rag iyo dumar oo ay xasuuqeen Taliskii dowladii kaligii taliska ahayd ee Maxamed Siyaad Bare. Dhinaca kale waxaa goobta laga helay xabaal wadareedyada cusub gaadhay masuuliyiin ka tirsan xukuumada oo uu ka mid yahay Agaasimaha guud ee Wasaarada Cadaalada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6_6jFBIXKdg Related posts:Waxaan Ku Shaqeeyaa Oo Aan Kursiga Dhigtaa Geed Hoostii Oo Aan Dadka Ugu Garqaadaa Taasina Waa Caqab... Siyaasi Cali Guray Oo Jawaab Ka bixiyay Hadalkii faysal, Sheegayna In Aanu Cid Ka Sheegan Karin Soma... Odayasha iyo Waxgaradka Gobolka Sool oo Baaq Ka Soo Saaray Dagaalka Ka Socda Koonfurta Laascaanood COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|