|
|||||
WAJAALE NEWS
Xabaal Wadareedyo Cusub oo Laga Helay Magaalada Hargeysa
October 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xaafada Badhka oo ka tirsan degmada Axmed Dhagax ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa saaka laga helay xabaal wadareedyo cusub ay ku aasan yihiin dad isugu jira rag iyo dumar oo ay xasuuqeen Taliskii dowladii kaligii taliska ahayd ee Maxamed Siyaad Bare. Dhinaca kale waxaa goobta laga helay xabaal wadareedyada cusub gaadhay masuuliyiin ka tirsan xukuumada oo uu ka mid yahay Agaasimaha guud ee Wasaarada Cadaalada. Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/6_6jFBIXKdg Related posts:Madaxwaynaha Kililka Oromada Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Madaxda Ismaamulka Somalida Ee Jig Jiga! Hay’adda Caalamiga Ah Ee Amnesty International Oo ka Hadashay Xadhiga Buur-madow iyo Maxamed Kayse Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay Inay Ka Fiirsanayso Qorshaha Uu Turkigu Ku Doonayo Dib U Bilaabist... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|