“Waxaan Soo Jeedinayaa In Xisbiyada Mid Ka Mida Saaxada Laga Saaro”..Axmed Yuusuf Yaasiin | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Waxaan Soo Jeedinayaa In Xisbiyada Mid Ka Mida Saaxada Laga Saaro”..Axmed Yuusuf Yaasiin
October 8, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku-xigeenkii hore Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa waxa uu si adag uga hadley khilaafka cakiran ee ka dhex taagan xisbiyada mucaaridka iyo xukuumada eek u aadan qabsoomida doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka iyo koomiishanka, Isagoo labada dhinac u soo jeediyay in ay tanaasulaan islamarkaana loo baahan yahay in doorashooyinkaasi wakhtigoodii ku qabsoomaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS