|
|||||
WAJAALE NEWS
“Waxaa Dhici Doonta In Codka Madaxweynaha Suuqa Lagu dhagaysto”.Siyaasi Dhoolayare
October 30, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Siyaasi Aadan Cilmi Dhoolayare oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xibiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu walaac xoogan ka muujiyay qalab lagu dhagaysanayo xogta shacabka iyo mucaaridka oo ay dalka keentay xukuumadu, Isagoona sheegay in ay dhici doonto in codka Madaxweynaha suuqa lagu dhagaysto. Dhinaca kale Siyaasi Aadan Dhoolayare ayaa waxa uu ka Hadley doorashooyinka ku soo wajahan Somaliland iyo khilaafka cakiran ee ka dhex aloonsan Xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumada.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Xaflad Soo Dhawayn ah Loogu Sameeyay Seatle Washinton Iyo Weedhi... Madaxweyne Biixi Markuu SNM Ku Biiray, Ninkii Waalidkii Jabuuti Geeyay Si Aan Kacaanku Udhibaatayn, ... Daawo:-Xukuumda Somaliland Oo Mar Kale Ka Hadashay Xiisada Ganacsade Axmed Geelle Iyo Djibouti COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|