Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Baaq U Direy Ardaydii Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Itoobiya | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Baaq U Direy Ardaydii Deeqda Waxbarasho Ka Heshay Itoobiya
October 21, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiiray “Faaratoon” oo maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxa uu ka hadley ardaydii deeqda waxbarasho ka heshay dalka Itoobiya isagoo sheegay in wasaaradiisu dedaal dheer ugu jirto sidii ay u dadejin lahayd ardaydaasi deeqda waxbarasho ka heshay Itoobiya.

 

 Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS