|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Hawlaha Guud ee Somaliland oo Dhaqaale Ugu Deeqay Dhismaha Dugsiga New Gabiley
October 14, 2018 - Written by Reporter:Gabiley (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo maanta gaadhay magaalada Gabiley ayaa waxa uu booqasho ku tagay dugsiga hoose dhexe ee New Gabiley oo ay iskaa wax u qabso ku dhisayaan shacabka Gabiley. Sidoo kale Wasiirka hawlaha guud ee Somaliland ayaa waxa uu dugsiga hoosse dhexe ee New Gabiley ugu deeqay qadar lacageed oo dhan 16 Milyan oo shilinka Somaliland ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/r6K46OHuR4s COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|